0
# 🚀 1V1 PRIVATE COACHING — HAKIME FX
🔥 Kusoo dhawoow program-ka gaarka ah ee **1V1 Coaching**
Hel fursad naadir ah oo aad si shakhsi ah (1V1) ula shaqaynayso mentor ku hagaya talaabo kasta. Barnaamijkan waxaan kuugu diyaarinay casharo dhamaystiran, Live Trading Sessions 3 maalmood todobaadkii ah, iyo dhisidda garaadka ganacsi (Trading Psychology). Uma baahnid inaad keligaa ku dhibaatooto suuqyada — qaado talaabada saxda ah maanta!
## ✅ Waxa Aad Heleeyso
* 📚 Full Forex Education (Beginner → Advanced)
* 🥇 Gold Trading Focus
* 📈 Market Structure Understanding
* 💰 Risk Management Deep Training
* 🧠 Trading Psychology & Discipline
* 🎯 Strategy Building
* 📖 Daily Practice & Homework
* 📹 Recorded Lessons
* 🛠 Account Growth Guidance
* 📊 Entry & Exit Confirmation
* 🔍 Chart Reading Masterclass
* 📲 Direct Support & Questions
* 🚫 Mistakes-ka traders badan gala sida looga fogaado
* 💎 Real Trading Mindset
## 🔥 Live Trading Sessions
📌 Live Trading waxaa la qabanaa:
* Monday
* Tuesday
* Wednesday
⏰ 3 Days Weekly Live Trading Sessions
⚠️ Sessions-kan waa live market analysis & trading only.
## 🎯 Coaching-kan Waxaa Loogu Talagalay
✅ Beginners doonaya inay si sax ah wax u bartaan
✅ Traders khasaaro badan galay oo doonaya improvement
✅ Qof raba discipline iyo consistency
✅ Qof raba mentor si dhab ah ula shaqeeya
## 📌 Ujeedada Coaching-ka
Inaad barato:
* Sida market-ka loo fahmo
* Sida setups fiican loo helo
* Sida risk-ka loo maareeyo
* Sida account loo ilaaliyo
* Iyo sida trader professional ah loo noqdo
## 🔐 NOTE
⚠️ Coaching-kan waa **PRIVATE 1V1**
Taasi waxay ka dhigan tahay attention full ah inaad heleeyso.
📍 Slots-ku waa limited.
Qof walbo lama qaadanaayo si quality-ga loo ilaaliyo.
🔥 Haddii aad diyaar u tahay inaad trading-kaaga next level gaarsiiso — Welcome to Hakime FX 1V1 Coaching.
FAQ area empty
T
0.0
Rate this course :
Students
language
Duration
Level
Expiry period
Certificate
Are you sure?
You can't bring it back!