HOME

KU SO DHAWOW HAKIMEFX KA BARO FOREX BILASHA!

halkan waxan kugu diyarinay xarun online ah oo ku sahlysa inaad si fudud ku barato forex!

Ganacsatada badankood waxay ku shaqeeyaan nasiib iyo niyad. Annaga waxaan ku siinnaa nidaamka dhameystiran ee ay adeegsadaan xirfadlayaasha si ay u gudbaan imtixaannada u noqdaan kuwo deggan uguna kobciyaan faa’iidadooda

HAKIMEFX MEMBER

 

🧱 Framework

🧠 Nidaam Suuqeed Xirfadaysan (SMT + IFVG POI)

🗓️ Qorshooyin Maalinle & Usbuucle ah

🛡️ Risk Razor Nidaamka Maaraynta Khatarta

 

🤝 Support

 

💬 Bulsho Firfircoon (Discord)

📊 Falanqayn Usbuucle & Fursado Maalinle ah

🎥 Kalfadhiyo Live ah & Cajalado Dib-u-eegis ah

 

📈 Natiijooyinka (Results)

🏁 Ka gudub Imtixaannada Prop Firms

💵 Kala-bixid Faa’iidooyinka si fudud

🎓 Shahaadooyin iyo Koror Maaliyadeed

Koorsooyinka Banner - Isku Xiran

Baro oo Horumari Naftaada

Waxaad halkaan ka heleysaa dhammaan koorsooyinka oo buuxa adiga oo raacaya tillaabooyin fudud. Guji batoonka hoose si aad u hesho fursaddaada waxbarasho .

halkan ka raadi shahaadada rasmigah!

Hakime Community - Full Width Portal
Official Portal

Verify Certificate

Ku xaqiiji shahaadooyinka rasmiga ah ee Hakime Community si degdeg ah oo sugan.

Ardayda nagu xiran ee Hakimie Community waxay si joogto ah u gaareen payout-yo la xaqiijiyay iyagoo bixiyay shahadooyin dhab ah oo caddeyn u ah guushooda. Tani ma aha nasiib; waa natiijo ka dhalatay cilmi sax ah tababar joogto ah iyo nidaam guul la taaban karo.

Premium Student Review Gallery
Risk Razor - High Visibility FAQ
Xogta & Caawinta

Su'aalaha Badanaa la Isweydiiyo

Baro nidaamka Risk Razor iyo sida aad ugu guuleysan lahayd suuqa ICT-da.

Hakime Reviews Simplified Widget
Discord Widget Only
Join us
Ramadan Kareem Pop-up - Hakime FX